(Akhriso) Amaro culus oo lagu soo rogay Dugsiyada hoose, dhexe & Sare ee G/Banaadir

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray amaro adag oo ku socdo dugsiyada Waxbarashada Hoose, dhexe iyo sare ee Magaalada Muqdisho Qoraal kasoo baxay guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Cumar Maxamed ayaa lagu amray dugsiyada Muqdisho inay iska diiwaan geliyaan xafiiska agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir. Waxaa sidoo kale qoraalka lagu amray iskuulada iney duruusta ku … Continue reading (Akhriso) Amaro culus oo lagu soo rogay Dugsiyada hoose, dhexe & Sare ee G/Banaadir